Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Kooxaha Budhcad-Badeedda Somalida ayaa oo la sheegay in Markab aay soo Afduubteen Keenen Xeebaha Degmada Laasqoray
Posted: 2/4/2010 6:56:00 PM
Baadiye: W/WARARKA

Markabkan ayaa la sheegay inu aha Markab Ganacsi oo laga leyahay Wadanka Liibiya, Waxana la sheegay inay soo afduubteen ilaa Tobban Dhalinyaro burcad badeed ah kuwas oo keenay Xeebaha Degaanka Laasqoray, Iyaga oo Shalay halkaasi soo gaarsiyey

Burcada ayaa Markabka keenay Goob Wax yar u jirta Laasqoray oo lagu magacaabo Gacan, Waxana jira Gurmad Xoog leh oo halka ka socda kuwas oo logu Kaabayo Kooxaha Burcad badeeda ah ee Tirada yar

Dadka Markabka Afduubtay ayaa la sheegay in Dhamaantood aay ka soo jeedan Degaanka Gobolka Sanaag

Waa Markii ugu horreysay ee Dowlada liibiya laga Afduubto Xeebaha Somaliya Markab ay leyahiin, Sidoo kale weli wax war ah kama soo bixin Maamulka Puntland oo isagu sheegta inu degaanada Gacanta ku hayo



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival