Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Mudaahadaayolagaga soo horjeedoxadhiga koox macalimiin ah oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka sool
Posted: 2/6/2010 8:12:00 PM
Baadiye: LAAACAANOOD

sida ay shgeegayaan wararka ka imanaya halkaasi Magaalada Laascaanood ayaa saaka ku waabariisatey Mudaharaad ay samaynayaan Dad u badan Caruur iyo Dumar kaasi oo looga soo horjeedo sida ay warar lagu kalsoonyahay xaqiijinayaan Macalimiin Xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay ka dhecayeen gudaha Magaalada Laascaanood qaraxyo beryihii ugu dambeeyey kuwaas Masuulyiin lagu Kharajiyay .

Banaanbaxan oo ahaa Mid aan sababin wax dhimasho ah lakiin watey rasbshado shiid iyo dhagax tuur ah ayaa ka dhacay intiisa badan badhtanka Magaalada Laascanood ee Xarunta Gobolka sool halkaasi oo ay isa soo dhoobeen arday iyo Haween Ciidamada Booliska ayaa Sugayay Amaanka Iyaga oo dadka Ka horjoogsanayay in ay ku kacaan wax falal amaan xumo keeni kara iyada oo mar mar la maqlaayay rasaas ay Kor u ridayeen Ciidamadu si ay u kala kaxeeyaan Caruurtan iyo dumarkan.

Dhanka kale waxaa saaka Gaadhi ay leeyihiin Ciidamada Nabadgelayda ee Booliiska uu jiidhay goob ganacsi oo ku taala Goolada laamiga ee magaalada laascaanood, halkaas oo uu ku nafwaayay nin Oday ah oo deegaanka ah laguna magacaabo C/laahi Maxamuud Dhagaqool oo goobta fadhiyay sidoo kale waxa uu dhaawac ka soo gaadhay shan nin oo Boolis ah.



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival