Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka oo Goor dhoweyd lagu Dilay Caynaba
Posted: 2/8/2010 11:19:00 PM
Baadiye: CAYNABA

Taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka oo Goor dhoweyd lagu Dilay Caynaba

 

Warar dheeraad ah oo naga soo gaadhaya magaaladda caynabo ee xarunta gobolka saraar ayaa sheegaaya in halkaasi dhaawac geeri dhaliyay ka soo gaadhay taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka wararka ayaa sheegaaya in taliyuhu soo ee  gayay dad maxaabiis ah oo loo soo wareejiyay  jeelka magaaladda caynabo, Alla ha u naxariistee  taliyaha dhintay oo lagumagiciisu ahaa  Mahdi wuxuu Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka booliska iyo qarankaba Wararkan lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaan in ninka rasaastu ka qaraxday uu taagnaa guriga badhasaabka  salebaan ducaale xaji jamac.

 

Arrintan ayaa dhalisay muran xoogan dadka qaar ayaa leh xabadu may qarxine waxay ahayd  ogaan halka dadkalenna ka doodayaan way qaraxday arrintaasna waxaanu waxka waydiinay guddoomiyaha gobolka saraar oo ka gaabsaday inuu ka jawaabo .

Dhinaca kale aaskii marxuunka ayaa laga soo dareeray magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer oo markii hore dhaawac lagu keenay magaaladda burco

 Xabadda ayaa sidda la sheegay marxuunka ka haleeshay madaxda taasi oo sababtay dhimashadda marxuunka

 

Saleban sahal jamac

salosahal@hotmail.com

 tell:4343677

 



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival