Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
dhamaan bahda shabakadda baadiye waxay tacsitiiraanyo leh u dirayaan Cabdinaasir Khaalid Siciid geeiridii kutimid??
Posted: 3/1/2010 9:31:00 PM
Baadiye: CEERIGAABO

wallaalo aad ayaan kuu salaamayaa salaan kadib beryahan wax war ah kuumaan soo dirin markaa wallaalo waxaa igu timi geeri xaafadaydii ah markaa wallaaalo waan soon dirayaa geeri argaga xiso ah oo aanaan filanayn markaa wallaalo ii soo gali webkeen tacsida hoos ku xusan waxaana geeriyootay gabadh abtigay qabay oo si kadisa dhiikar iigu daqiiqado kadib anigoo dul taagan naftu ka dhacday wallaalo mahada sanid

 

TACSI TIIRAANYO LEH

Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh kadiraya dad kala ah

1-Aabo macalin sharaf

2-Hooyo faadumo shiikh axmed

3-caasho macalin sharaf

4-c/risaaq macalin sharaf

5-sahra macalin sharaf

6-siciido shiikh axmed

7-xaliimo shiikh  axmed

8- maxamuud shiikh axmed 

9-maryan shiikh axmed

10-dhamaan ilma caydiid toohe

11-dhamaan ilma macalin sharaf

12-dhamaan ilma saalax jaamac

13 c/naasir khaalid siciid

12-aaxmed maxamed jaamac (shoodh)

13-dhammaan bahda bisha cas ee magaalada ceerigaabo

 

waxay halkan tacsi uga irayaan c/raxmaan macalin sharaf (cabdi teedhe)

oo xaas kiisii  marxuum  xaawo saalax jaamac ku geeriyootay magaaalada ceerigaabo

waxaanu leenahay illaahay janada haka waraabiyo

aamiin aamiin aamiin



Daawo Sawirada

Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival