Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Xaflad ballaadhan oo qaadhaan loogu uruurinayey Sschoolka hoose/dhexe ee Surrad oo lagu qabtay magaalada Ceerigaabo
Posted: 3/3/2010 9:15:00 PM
Baadiye: CEERIGAABO


 
 
Iskuulka Surrad ee magaalda  Ceerigaabo ayaa loo uruuriyey qaadhaan dwax lagaga qabanayo arimihiisa dhaqaalaha ee haatan horyaala.sida uu kusoo waramayo Cabdinaasir Khaalid oo ku sugan halkaasi warkaa oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidan. waxaa maanta kadhacaday dugsiga hoose dhexe ee surud ee magaalada

 ceerigaabo xaflad qaadhaan loogu ururinayey dugsigaasi sidii deyr
 loogu wareejin lahaa
 waxaana xafladaa ka soo qayb galay maamulka dugsiga maamulka degmada
 ardayda dugsiga iyo waalidiinta ardaasi iyo weliba dad weyne kale oo
 tiro badan
 
 waxaa xafladaa ugu horayn ka hadlay maamulaha dugsigaasi cabdale
 maxamuud warsame oo faahfaahin ka bixiyey ujeedada xafladaasi waxana
 uu sheegay in dugsigu markii hore ahaa dugsi dhexe balse haatan lagu
 darary qayb hoose
 waxana uu faahfaahin ka bixiyey aradayda dugsigaasi oo tiradoodu
 gaadhayso ilaa 600 oo arday
 waxana uu sheegay in 2008 dii uu madaxweynaha somaliland daahir
 rayaale kaahin iyo wasiirka wasaarada waxbarashada ee JSL xasan x
 maxa'ud {xasan gadhweyne} ay shahaado sharaf gudoon siiyeen dugsiga
 taasoo uu dugsigu ku mutaystay horuumarka xaga waxbarashada ee gobolka
 sanaag iyo kaalmaha fiican ee uu dugsigu galo waqtiyada imtixaanaadka
 waxana u sheegay in uu dugsigu haatan u baahan yahay in deyr lagu.


 wareejiyo deyrkaasoo gaadhaya 300 miti oo square waxana uu sheegay in
 hay'ada care international ay qayb ahaan dhisayso deyrkaasi inta kale.


 na looga baahan yahay in ay waalidiinta iyo weliba dadweynuhu ka qayb
 qaataan dhamaystirka deyrkaas dugsiga
 
 waxaa sidoo kale xafladaa ka hadlay sh maxamed cali biixi oo kamida
 culimaa'udiinnka gobolka sanaag waxana uu sheegay in uu dugsigani
 yahay dugsigaii labaad ee laga hirgeliyo degada waqtigii dawladii hore
 ee somalia
 waxana uuna aad ugu dheeraaday jiritaanka dugsiga waxana uu sheegay in
 uu isgu ka qalin jebiyey dugsigaasi waxana uu sheegay in ay muhiim
 tahay in iminka wax laga qabto baahiyaha kal duwan ee dugsigaas waxana
uu sidoo kale in taa kudaray in qofkii wax ku darsada ay u tahay
 sadaqo jaari ah
 
waxaa isna halkaas ka hadlay gudoomiyaha gudida waalidiinta maxamuud
 warsame carraad waxana uu sheegay in ay tani tahay dedaal aad loogu
 baahan yahay waxana uu u mahad naqay c/risaaq jaamac cade {cabdi carab
 } oo qayb weyn ka qaatay dhismaha deyrkaas waxana uu dadweynaha u
 soo jeediyey in ay bixiyaan intakale ee looga baahan yahay
 
 waxaa kale oo kulankaa balaadhan saaka ka hadlay siciid ducaale oo
 kamida gudida waalidiinta waxana uu sheegay in barnaamijkani yahay
 muhiim isla markaan looga baahan yahay dadweynaha reer sanaag in ay
 maal maskax iyo midnimo ay isu geeyaan waxna ku qabsan karayaan
 
 
 waxaa kale oo kulankaa ka hadlay gudoomiye kuxigeenka golaha
 deegaanka ee gobolka sanaag maxamuud cawad ducaale {mr herdi} waxana
 uu sheegay in aad loogu baahan yahay in dugsiga deyr lagu soo wareejiyo isla markaan biyaha lageliyo si ay u daboolaan baahida.


 haatan ka jirta dugsigaasi waxana uu balan qaaday in maamulka degmadu
 qayb libaax ka qaadan doonaan
 
 waxaa sidoo kale kulankaa ka hadlay axmed ciise {siigo} oo kamida
 masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ee gobolka sanaag waxana uu balan
 qaaday in ka wasaarad ahaan ay qayb ka qaadanayaan dhismahaas iyo biya
 gelinta dugsiga isga iyo maamulka degmaduba
 
waxaa kadib halkaa arday kamida ardayda dugsigaasi wax ka barataa
 ibraahim maxamed saalax {shiine} uu ku soo ban dhigay maanso aad u
 mihiima taasoo ka hadlaysa wadaniyada wacyigelinta iyo khayraadka.


 dabiiciga ah ee eebe subxaanaa watacaalaa ku manaystay gobolka sanaag
 
 waxaawaxaa kale oo halkaa ka hadlay axmed shire oo kamida ahaa
 waalidiinta ardayda dugsigaasi waxana uu sheegay in qayb ka mida.


 deyrkaas uu ka qaadanayo
 
 waxaa ugu danbayntii xafladaas soo gunaanadey sh maxamed cali biixi
oo duco halkaa uga jeediyey dadweynihii qaadhaanka looga baahnaa iya
 goo dadweynaha iyo dhamaan masuuliyiintii halkaa joogey ay ku
 dhamaystireen baahiyihii loo baahnaa waana ta looga baahan yahay in
 dadweynaha gudo iyo debed ba ay wax qabad ay iskood isugu xilqaamaan
 iaydoo ay hatan socoto dedaalkale oo dib loogu dhisayo dekeda magaa
 lada maydh
 
c/naasir khaalid siciid 
baadiyenews.com
ceerigab



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival