Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
urka wadaniga ah ee Xaqsoor oo howlo wacyi-gelin ah ka fuliyey Dugsiga sare ee Xaqsoor ee magaalada Burco
Posted: 3/3/2010 9:24:00 PM
Baadiye: BURCO



sida uu kusoo waramayo Wartiya Musrafe Cusmaan Ururka Xaqsoor ayaa howlo ka wada magaalada Burco ee Gobalka Tgogdheer warkaas oo dhamaystira waxa uu u dhignaa sidan.

Ururka wadaniga ah ee Xaqsoor Ayaaa Barnaamij Wacyigelin ah ku qabtay Dusiga sare ee Alfaaruuq isla markaana usoo bandhigay dhammaanba ardayda dhigata dugsigaasi.

wacyi gelintan ayaa ahayd mid maqal iyo muuqaalba ka kooban, oowax ka taabanaysa dhibaatooyinka ay tahriibayaashu kala kulmaan Tahriibta .

 

Hadaba waxa ka hadlay Kulankii wacyigelinta ahaa ee loo qabtay ardayda Dugsiga Faruuq maamulaha Dugsiga Alfaaruuq mudane mahdi ibraahin waxa uuna sheegay ardaydiisa in Gobolka.

 Togdheer tayadiisa waxbarasho ay marba marka kasii danbaysa ay kor usii kacayso hadii ay tahay Jaamacado , Dugsiyo sare iyo waliba Dugsiyada Privateska ah ,isla markaana wuxuu ku booriyay ardayda inay  ay ka faa,iidaystaan oo iskadaayaan  tahriibta ay wadan kooda kaga tagayaan.

 

Sidoo kalena waxaa halkaa ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Xaqsoor mudane Adan Siciid Maxamed  oo halkaa kasoo jeediyaay wacyi gelin isla mar ahaantaana tusaalooyin badan usoo qaatay dhibaatooyinka ay tahriibtu leedahay.

 

ugu danbayntii waxaa halkaa ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Uruka Xaqsoor mudane Maxamed Xuseen Rooble ,isaga oo ku boorinayay ardayda inay awooda saaraan sidii ay wadankooda wax ugu qaban lahaayeen,  waa siduu hadalka u dhigaye waxaa kale oo Gudoomiye ku xigeenku sheegay  in Gobolka Togdheer aad uga nasiib badan yahay marka loo eego Gobolada kale ee aynu jaarka nayahay.

ugu danbaytii wacyi gelin taas ayaa ahayd mid dhammaanba saamaysay dhalinyaradii halkaa joogtay.


Maxamed Cumar Aadan

Burco Somaliland

Maxamed_alfa@hotmail.com

 



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival