Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Caliwaraabe oo magacaabay Xoghayaha guud ee Xisbiga iyo G/Gobalka Hargeysa
Posted: 5/24/2010 9:23:00 AM
Baadiye: HARGEYSA

 

Xisbiga Cadaalada Iyo daryeelka ee Ucid ayaa maanta  magacaabay xilal kala duwan oo hore u banaana  kalana ah Xoghaye Guud iyo laba masuul oo kala ah Gudoomiyaha Olalaha Doorashooyinka Heer Qaran iyo Heer Gobol sidoo kale na waxa uu magacaabay Xoghaya Dhaqaalaha Iyo Xoghaya Difaaca iyo nabadgelyada magacaabidan ayaa waxa shir jaraa’id ka akhriyay Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Ucid Mudane Aden Mire Waqaf.

Md Aden ayaa shirka jaraa’id ka sheegay in shir ay isugu yimaadeen gudida Fulinta ee xisbigu in lagu go’aansaday in xubnhan loo magacaabo jagooyinkan. waxaanu Alle SWT uga baryay in uu u fududeeyo xilkoodan.

Masuuliyiinta uu maanta magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ahna Musharaxa Xisbiga  Eng Faysal Ali Waraabe ayaa kala ah.

Muuse X. Maxamed Guuleed (Muse Inji) Xoghayihii Hore ee Ururka Suxufiyiinta Solja Xoghaye Guud .

Mudane Saleebaan Daahir Cabdillaahi (Dogox) Gudoomiyaha Ololaha doorashooyinka Heer Qaran.

Xildhibaan C/raxamaan Cismaan Caalin (C/raxmaan Dheere) Xogahayaha Difaca iyo nabadgelyada.

Mudane C/raxamaan Jaamac Xogahaya Dhaqaalaha

Mudane Maxmuud Cali Jiir Madaxa ololaha doorashooyinka heer Gobol ee Gobolka Maroodi Jeex



Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival