Baadiye: HAGEYSA
Maamulka shabakadda wararka ee baadiya.com waxa uu ku wargelinayaa bulshada qaybaheeda kala duwan,sida shirkadaha ganacsatada,Hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah iyo bahada waxbarashada sida Jaamacadaha iyo School-lada in dib u habayn heersare ah lagu sameeyey shabakadda baadiya.com
Isbadalka lagu sameeyey shabakada waxaa mida iyadoo magicii baadiyenews.com lagu badalay baadiya.com,waxaakale oo shabakadda lagusoo kordhiyey muuqaal aad uga heersareeya kii hore oo lamida waxa loo yaqaano WEB-PAGE ka ee ay isticmaalaan Website yada caalamiga ahi.
Waxaa kaloo lagusoo kordhiyey qaybta TV iyo Radio,waxaanad markasta ba ka helidoontaa web-page ka baadiya.com wararka,warbixinada.faalooyinka,ciyaaraha,caafimaadka iyo kuwokale. Hadaba wixii faah faahina waxaad ka helikartaa bogga shabakadda oo ah www.baadiya.com
Hadab wixii laga bilaabo 1-6-2010 dadweynaha sharaftale ee sida joogtada ah ugu taxaanjiray baadiyenews.com waxaanu markale ku wargalinaynaa inay u wareegaan www.baadiya.com halkaasooay ka helidoonaan macluumadyo kala duwan oo dhan kastaba leh.