Baadiye: HARGEYSA
Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:
Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood.
Lixda noloshan
1. Cimrigiisa ma barakeysn noloshiisa waa mid nasiib xun
2. Ducadiisa aqbal ma ah
3. Wajigiisa waa laga tirtiraa astaanta dadka fiican
4. Waxaa lagu ciqaabayaa waxkasta oo illaah abuurey
5. Ajarka fiican uu sameeyo ma laha
6. Ma lagu daro ducada dadka fiican
Sadexda ciqaabood marka uu dhimanayo
1. Wuxuu dhintaa asaga uu ceeboobey 2. Wuxuu dhintaa asaga oo baaheysan 3. Wuxuu dhintaa isaga oon hayo, haddii uu biyaha badaha oo dhan cabo oon ka bi'i maayo
Sadexda ciqaabood ee qabriga
1. Allaah wuxuu isku ciriiriyaa feerihiisa illaa ay midba mid ka kormarto
2. Waxaa lagu shubaa korkiis dab
3. Waxaa uu Allaah u soo diraa mas qaniinaya oo la yiraahdo "geesi" kaas oo qaniina subaxii illaah duhur katagida salaad subax owgeed, duhurkii illaa casar ka tagida salaada duhur owgeed sida oo kale ayey salaad walba socon. markii uu halmar qaniino wuxuu qofka dhulka hoos u galayaa 70 yards.
Sadexda maalinta qiyaamaha
1. Allaah wuxuu usoo dira qof raaca oo cadaabra ugu jiida wajigiisa
2. Allaah wuxuu ku fiiriya caro oo wajigiisa hilibka ayaa ka dhaca carada rabigiisa darteed
3. Allaah wuxuu ku xukumaa xukun adag oo waxaa lagu tuuraa cadaabta.
Kuwa aan salaada tukan:-
Subax: Nuurka wajigooda waa laga qaadaa
DHUHUR: ajarka fiican ee lacagtooda waa laga qaadaa
Casar: xooga jirkooda waa laga qaadaa
Maqrib: ciyaalkood ka ma aflaxaan
Cishaha: nabada jiifkooda waa laga
qaadaa
''hadii ay kusoo gaadho warqadan fadlan gaadhsii dadka aad taqaano ilaahayba ajir kaasiin''
|