Warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay kuna salaysan xaqiiqda kala soco Shabakadda Wararka ee BaadiyeNews.com.
   Somali links
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
   Af-nugaal.com
   AfroDigg.com
   Batalale
Waftigii Wasiirda ahaa ee maalmahanba ku sugnaa Laascaanood oo maanta shirar kala duwan la yeeshay bulshada ??
Posted: 2/1/2010 4:12:00 PM
Baadiye: LAASKA

Waftigii Wasiirada ahaa ee maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada laascaanood ayaa maanta shirar kala duwan la yeeshay bulshada qaybaheeda kala duwan iyaga oo iska waraystay wadciga iyo xaalada nabadgelyo ee magaalada laascaanood, Wasiirada ayaa inta badan ku mashquulsanaa arimihii dhawaanahan ka dhacayay magaalada iyadoo dhamaan joojiyay wixii isgaadhsiin shaqayn jirtay iyaga oo sheegay inay uga gol leeyihiin telefoonaadka loo isticmaalo walxaha qarxa.


waxaa sidoo kale wasiiradani la kulmeen Ururada haweenka oo ay hogaaminaysay Carfi Jaamac iyadoo marwo carfina halkaasi ku soo bandhigtay xaalada nabadgelyo iyo sidii magaalada loogu soo calin lahaa hanaankii lagu yaqaanay.


waxaa iyana dhankooda  ka hadlay Wasiirada oo sheegay in shacabka ku dhaqan magaalada laascaanood ama gobolka sool la shaqeeyeen maamulka sidii loo heli lahaa cida ka danbaysa falalkan xun qaraxa lal beegsanayo masuuliyiinta maamulka gobolka.


ugu danbayntii shirarkan oo bilow ah ayaanay suuro gelin inay wax go,aamo ah laga soo  saaro balse wakhtiyada dhow lagu rajo weyn yahay sidii loo loo soo heli lahaa cida ka danbaysa arimahan.




Baadiye News
 
Maqaalo
SOMALIA: Broadcasters mock music ban with gunfire, frogs and cocks

Obama addresses deteriorating Somalia security

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:

Quruxda Hargaysa iyo Qashinka dhex yaalla.By: weriye Hodo A/rahman

World report: increasing piracy off coast of Somalia; most-wanted Nazi war criminal stands trial

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali sea gangs lure investors at pirate lair

Somali training camps fuel threat of attacks on US

Dubai request for debt 'standstill' raises fear

Somali's in Khayelitsha and other informal settlements in South Africa are more worried about Survival